saa'id
(m.l)ld saayid¹.
saa'id
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-'iday, -'idday)ld saayid².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saa'id ↴
saa'id [m.l]
ld saayid¹.
saa'id [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'iday, -'idday)
ld saayid².
saa'idcalayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld saayidcalayn.
saa'idcalee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld saayidcalee.
saayid [m.l]
S. ah: wax dheeraad ah. ld saa'id¹.
saayid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Wax kordhid. ld saa'id².
saayidcalayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saayidcalee. ld saa'idcalayn.
saayidcalee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Ka s.: cid ka gacan sarreyn. ld saa'idcalee.
saayidi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax tiradooda kordhin. ld saa'idi.
saayidid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saayid². ld saa'idid.