saabcaaree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)

Wax qaabka xuubka caarada leh samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saabcaaree

saabcaarayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saabcaaree. saabcaaree

shabaag [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Aaladaha kallunka lagu dabto nooc ka mid ah oo ka samaysan xarko dun ah oo laysku saabcaareeyey oo wada ilo ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg