saabo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-btay, -batay)Cudur, gaajo, roob iwm berrin wada gaarid. ld saabso.
Qasaabo*
Yaa wax yaqaana oo garan kara?
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saabo ↴
saabasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saabo. ld saabsasho. saabsasho
saabso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld saabo.
candhasaabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Ari irmaan si aysan dhashiisu u nuugin candhasaab u gelin.
indhasaabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Cid indhasaab xirasho.
saynsaabo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
Wax saynsaab u samaysasho.
xisaabo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
Wax tirsasho. ld xisaabso.
saa [Falkaab | Adverb]
1. Armaa, billaa, sow. 2. Sida tan.
saa [Xiriiriye | Conjunction]
1. Markaas; haddaba. 2. Maxaa-yeelay,
waxay kunoqotay, sabab.