saaci
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Wax soo socda saadaalin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saaci

ookiyaale [m.l] (-llo, m.dh)
Muraayad indhaha la gashado oo araggu ku saacido ama qorraxda laga gashado.

saacid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Cid u kaalmayn.

saacidid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saacid.

saacin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saaci.

saa [Falkaab | Adverb]
1. Armaa, billaa, sow. 2. Sida tan.

saa [Xiriiriye | Conjunction]
1. Markaas; haddaba. 2. Maxaa-yeelay, waxay kunoqotay, sabab.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg