saadaalin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg saadaali.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saadaalin ↴
saaci [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Wax soo socda saadaalin.
ishaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax tilmaamid iyadoo farta lagu fiiqayo. 2. Wax saadaalin.
lafilaan [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
L. ah: wax la saadaalin karo.
milshi [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Wax waqti soo socda dhici doona saadaalin.
roobi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Roobdoon akhriyid. 2. Roob saadaalin.
saadaal [m.dh]
1. Astaamo iyo calaamado muujinaya wax dhici doona. 2. Malaynta wax dhici doona la maleeyo; odoros. saadaal
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg