saaddambe
(Falkaab | Adverb)

Maalinta berri iyo saakuun u dhexeysa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saaddambe

berri [m.dh.fk]
1. ld berrito. Maalinta maanta iyo saaddambe u dhexeysa. 2. B. dambe: maalinta b. xigta, saaddambe.

berridambe [m.dh]
Maalinta markaas la joogo ayaanteeda saddexaad oo soo socota; saaddambe.

saakuun [Falkaab | Adverb]
Maalinta saaddambe xigta.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg