saaf
(m.l)

1. S. ah: hilib jiir ah oo la balballaariyey oo subag ama saliid lagu shiilay lana kaydiyey. 2. ld saafid.

saaf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)

Hilib jiir ah balballaarin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saaf

baahirsaaf [m.l]
ld baxarsaaf. baxarsaaf

caadla'aan [m.dh]
1. Xasilloon ahaansho (cir). 2. Caddaan; xaqiiqo. 3. C. ah: xasilloon (cir). 4. C. ah: Wax saafi ah; wax caddaan ah. caddaan, xaqiiqo

saafan [m.dh]
Nooc kalluun ka mid ah.

saafan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fmay, -fantay; fmi)
Hilib wax saaf laga dhigay noqosho.

saafan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-fnaa, -fnayd)
Hilib wax saaf laga dhigay ahaansho.

saafi [m.l]
1. S. ah: wax nadiif ah oo aan wasaqi ku jirin. Tus. “ Cali wuxuu keenay malab saafi ah”. 2. Saafinnimo. 3. Nooc kalluunka ka mid ah.

saafid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saaf². ld saaf¹ (2). saafid

saafid-tireed [m.dh]
1. (xis.) Barashada habab xisaabin ee leh seebid. 2. (xis.) Barashada tabaha seebidda ee loo isticmaalo aritmatig marka la furfurayo mas'alooyin xisaabeed.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg