saafinnimo
(m.dh)

Saafi ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saafinnimo

saafi [m.l]
1. S. ah: wax nadiif ah oo aan wasaqi ku jirin. Tus. “ Cali wuxuu keenay malab saafi ah”. 2. Saafinnimo. 3. Nooc kalluunka ka mid ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg