saahid
(m.l) (-diin, m.dh)

Qof cabsida Ilaah u go'ay.

saahid
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

1. Cabsi Ilaah u go'id. 2. Ka s.: wax la caadaystay joojin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saahid

saahidid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saahid².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg