saahidid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg saahid².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saahidid

saahid [m.l] (-diin, m.dh)
Qof cabsida Ilaah u go'ay.

saahid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Cabsi Ilaah u go'id. 2. Ka s.: wax la caadaystay joojin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg