saaj
(m.l)

ld saad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saaj

saad [m.l]
1. Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto. 2. Cunto safarka loo qaato; sahay. 3. Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka. ld saaj.

saajac [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-cyo, m.dh)
S. ah: qof dhiiran oo aan cabsan; geesi.

saajacnimo [m.dh]
Saajac ahaansho.

saajin [m.l] (-nno, m.dh)
Askari derejediisu saddax alif tahay.

masaajid [m.l] (-ddo/-dyo, m.dh)
1. (dii.) Dhismo inta badan qubbad ama munaarad dheer dusha ku leh oo muslimiintu Eebbe ku caabudaan. 2. (dii.) Meel kasta oo u habaysan in muslimiintu Eebbe ku caabudaan.

masaajid [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg masjid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg