saalaxweetee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-teeyay, -teysay)

Badeeco aan badnayn hadba meel la tegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saalaxweetee

saalaxweeteyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saalaxweetee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg