saamajiid
(m.l)

Si caajis iyo itaaldarro ku jirto oo loo socdo.

saamajiid
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Si caajis iyo itaaldarro ku jirto u socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saamajiid

saamajiidid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saamajiid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg