saanqaadid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg saanqaad². ld saan-qaad¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saanqaadid

jaanqaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Qaadista tallaabada, shanqar ka yeersiin (qof kabo qaba). 2. Saanqaadid; socosho.

saanqaad [m.l]
1. S. ah: ilmo socod-barad ah. 2. Habka qofku u tallaabsado. 3. ld saaqaadid.

saanqaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Ilmo yar socod billaabid. 2. Cid meel ka tegeysa socod billaabid. 3. Cid meel ay joogtay si ay uga tagto sixir ku samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg