saaqidid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg saaqid³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saaqidid ↴
saaqid [m.l] (-dyo/-diin, m.dh)
1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn. 2. Arday waxbarasho la socon waayey.
saaqid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saaq².
saaqid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn noqosho. 2. Qof imtaxaan ku dhicid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg