sabbakhan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-khnaa, -khnayd)

Dhar wax midab loo yeelay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabbakhan

sabbakhnaan [m.f.dh]
eeg sabbakhan. ld sab-bakhnaansho.

sabbakh [m.l]
Asal dharka lagu midabeeyo.

sabbakh [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-khay, -khday)
Dhar midab u yeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg