sooryaggal
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)S. ah: wax in laysku sooro u qalma.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sooryaggal ↴
sooryaggalnimo [m.dh]
Sooryaggal ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg