soosaarid
(m.dh)

1. (kiim.) Dariiqada lagaga soo saaro bir macdanteeda. 2. (kiim.) Ka soocidda walax laga soocaayo iskujir iyadoo la adeegsanaayo milmidda xula-shada leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh soosaarid

waxsoosaarid [m.dh]
Awoodda waxqabad ee wax leeyihiin. ld waxsoosaar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg