sooyaan
(m.l)

Qaylo; buuq.

sooyaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay; -aami)

1. Nafley qaylin. 2. Nafley daalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sooyaan ↴

sooyaamid [m.f.dh]
eeg sooyaan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg