sowjar
(m.l)

ld sawjar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sowjar

sawjar [m.l] (-rro, m.dh)
Askeri caddaan ah oo aan derejo lahayn. ld sowjar.

sawjarnimo [m.dh]
Askeri ahaansho. ld sowjarnimo.

sowjarnimo [m.dh]
ld sawjarnimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg