subxaayo
(m.dh)

Nooc halaqa ka mid ah oo maska ka yar barabarana leh oo aan waabaayo lahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh subxaayo

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg