sufriyad
(m.dh)

ld sufriye.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sufriyad

hadaayad [m.dh] (-do, m.l)
Daboolka sufriyada. ld hado, hayaayad.

sufriye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Weel macdan ka samaysan, af ballaaran leh oo cuntada lagu karsado; digsi. ld surfiyo, sufriyad, sufriye, sufriyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg