sufriye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Weel macdan ka samaysan, af ballaaran leh oo cuntada lagu karsado; digsi. ld surfiyo, sufriyad, sufriye, sufriyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sufriye

sufriyad [m.dh]
ld sufriye.

surfiyo [m.dh] (-do, m.l)
ld sufriye.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg