sufur
(m.l)

1. Tiro xisaabeed marka ay keligeed tahay aan micno lahayn, laakiin marka ay midigta ka raacdo tiro kale ku dhufata toban; Eber. 2. Maar. 3. (-rro, m.dh) Koob macdan ka samaysan.

sufur
(m.dh)

ld suful (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sufur

suful [m.dh]
1. ld sufur 2. Habaas yar oo dabayshu kiciso. 2. Meel abaar ah. 3. Hoog; belo. ld sufuul, suluf.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg