sunsun
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-umay, -untay; -umi)

Wax badan aayar wada socosho. ld sulsul, sunsun².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sunsun

sulsul [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ulay, -ushay)
ld sunsun.

sunsumid [m.f.dh]
eeg sunsun. ld sulsulid, susumid.

susun aritmatig [m.l] (-sumo ..., m.l)
(xis.) Sunsun faraqa u dhexeya tibix kasta iyo tan ka horreysa uu yahay madoorsoome. Faraqa madoorsoomaha ah waxaa lagu magacaabaa faraqa ay wadagaan. Jidka lagu helo tibixda n-aad ee sunsun aritmatig waa: an = a1 + (n-l)d, taas oo a1 ay tahay tibixda kowaad ee sunsunta, d-na tahay faraqa.

susun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-umay, -untay)
ld sunsun.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg