suntan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax summad loo yeelay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suntan

suntanaan [m.f.dh]
eeg suntan. ld sunta-naansho.

suntanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld suntanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg