surbacaad
(m.l)

Rafaad; dhibaato.

surbacaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Rafaad la kulmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh surbacaad ↴

surbacaadid [m.f.dh]
eeg surbacaad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg