surbacaadid
(m.f.dh)

eeg surbacaad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh surbacaadid ↴

surbacaad [m.l]
Rafaad; dhibaato.

surbacaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Rafaad la kulmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg