suurood
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)eeg suroo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suurood ↴
suuro [m.l]
Isyeelyeel, kibir iyo meelmaag naagaha iyo carruurtu muujiyaan.
suuro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, - ratay)
Badar dhagax, qashin iwm ka saarasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg