suursan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax hurdo dheer ku jira ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suursan

suursanaan [m.f.dh]
eeg suursan. ld suur-sanaansho.

suursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld suursanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg