suurtaggelin
(m.dh)

ld suuraggelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suurtaggelin

badxidhan [m.dh]
(juqr.) Xilliga dhaqdhaqaaqa gaadiidka baddu uu xiranyahay. Badda Carabta, xilliga xagaaga oo ay dhacayaan dabaylaha mansuunta waqooyi galbeed, waa marka dabaylaha xeeb-ku-jeedka ah ee ka immaanaya dhanka Soomaaliya ay ka dhigaan Badda Carabta mid duufaani ka dhacayso oo aan suurtaggelinayn badmaaxidda gobolkaas. ld badxir, badxiran.

karsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof wax ku dhib ah in uu ku dhawaaqo u suurtaggelin.

karti [m.dh]
Awood u suurtaggelineysa qof inuu hawl si fiican u qabto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg