suusaci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld suusuci.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suusaci

bax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
1. Meel ka tegid. 2. Dhimasho. 3. Caloolbixid, shubmid. 4. Soo dheeraan (dhir, timo iwm). 5. Muuqasho (qorrax, dayax iwm). 6. Shidmid (dab). 7. Gadmid, iibsamid (ganacsi). 8. Ka b.: wax ka noqosho. 9. Ka b.: arrin ama waajib gudasho. 10. Ku b.: qaymo ku fadhiisasho. 11. La b.: wax meel ku jira baxsasho. 12. La b.: la cararid (gabar). 13. Isku b.: isku buuqid, isku kicid. 14. Isku b.: jiq noqosho. 15. Kala b.: kala qaybsamid. 16. Kala b.: dhanaanaasho, suusacid (caano). 17. Haan caano lagu lulay subag dhalid.

dhay [m.dh]
1. Dh. ah: caano markaa la lisay oo aan weli suusacin. 2. Dh. ah: badar saafi ah oo sabuulkii laga sukulay. ld dhaay.

suusacid [m.dh]
ld suusucid.

suusacin [m.dh]
ld suusucin.

suusuci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Caano suusac ka dhigid. ld suusaci.

suusucid [m.f.dh]
eeg suusuc². ld suusacid.

suusucin [m.f.dh]
eeg suusuci. ld suusacin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg