suusacin
(m.dh)

ld suusucin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suusacin

dhay [m.dh]
1. Dh. ah: caano markaa la lisay oo aan weli suusacin. 2. Dh. ah: badar saafi ah oo sabuulkii laga sukulay. ld dhaay.

suusucin [m.f.dh]
eeg suusuci. ld suusacin.

suusac [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
ld suusuc¹.

suusac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
ld suusuc².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg