suxulduub
(m.l)

1. Orod gaaban oo gacmuhu laaban yihiin oo la ordo. 2. ld suxul-duubid.

suxulduub
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

1. Iyadoo gacmuhu laaban yihiin ordid. 2. U s.: wax qabashadooda u ordid. ld xusulduub².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suxulduub

suxulduubid [m.f.dh]
eeg suxulduub². ld suxuulduub¹ (2), xusulduubid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg