suxulduubid
(m.f.dh)

eeg suxulduub². ld suxuulduub¹ (2), xusulduubid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suxulduubid

suxulduub [m.l]
1. Orod gaaban oo gacmuhu laaban yihiin oo la ordo. 2. ld suxul-duubid.

suxulduub [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Iyadoo gacmuhu laaban yihiin ordid. 2. U s.: wax qabashadooda u ordid. ld xusulduub².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg