suyuc
(m.l)Ur aan fiicnayn oo ka dhasha wax la huuriyey. ld suyac.
suyuc
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)Wax la huuriyey ur xun yeelasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suyuc ↴
dhirifow [m.l]
1. Marax. 2. Suyuc.
dhirifow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Hilib suyuc yeelasho.
suyac [m.l]
ld suyuc¹.
suyucid [m.f.dh]
eeg suyuc².
suyucsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax suyucay ahaansho.
suyucsanaan [m.f.dh]
eeg suyucsan. ld suyuc-sanaansho.
suyucsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld suyucsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg