taabbaggal
(m.l)

ld taabbaggelid. taabbaggelid

taabbaggal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay; -geli)

Wax meel maray ama hirgalay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taabbaggal

taabbaggelid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taabbaggal². ld taabbaggal¹. taabbaggal, taabbaggal

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg