taaj-belel
(m.l) (-llo, m.dh)

(c.fal.) If ku wareegsan qorraxda oo laga arki karo girgirka madow ee dayaxa marka uu dhaco dayax madoobaad buuxa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taaj-belel

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg