taakh
(m.l)

Wax qof waqti ka lumiya ama seejiya faa'ido; luggooyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taakh

taa [mu.ti.dh] (kuwaas, w)
Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas (1)

taa [dk.ti.dh] (-taa)
eeg taas².

taa [dk.lh.dh] (-taa)
ld taada².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg