taakul
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ulay, -ushay)Cid kaalmo siin. ld taakulee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taakul ↴
maalsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid neef irmmaan ku taakulayn in muddo ah si uu u maalo.
taakulayn [m.dh]
ld taakulid.
taakulee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld taakul.
taakulid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
taakul. ld taakulayn, taakulo.
taakulo [m.dh]
ld taakulid.
baqti-afuuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Wax aan qiimo lahaayn buunbuunin. 2. Nafley aad u liidata taakulo dheerad ah siin si ay u noolato. ld bakhti-afuuf².
baritaar [m.l]
Xoogga lagu taakuleeyo, qof meel sare oo aan sallaan lahayn fuulaya.
baritaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Qof si uu u fuulo meel sare aan sallaan lahayn xoog taakuleeya siin.
calaacal [m.l]
1. ld calaancal 1. Hadal beerlaxawsi leh oo lagu muujinayo dhibaato dhacday oo taakulayn u baahan. 2. ld calaacalid.