taallatiriyaad
(m.dh) (-dyo, m.l)Dhagxaan tiro badan oo sida buur yar u habaysan oo dadkii hore xabaasha madaxdooda ku dhisi jireen.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taallatiriyaad ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg