taaloogid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg taaloog².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taaloogid ↴
taaloog [m.l]
Hab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon laga muujiyo jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda.
taaloog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Diillin ballaaran oo qurxoon, jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda ka muujin iyadoo timaha la xiirayo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg