taarig
(m.l) (-gyo, m.dh)Qof muslim ah oo aan salaadda tukan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taarig ↴
taar [m.l] (-rar, m.l)
1. War farriin kooban oo nooc raadiyeyaasha ka mid ah lagu diro. 2. Silig wax lagu oodo. 3. (muus.) Daf afar geesle ah.
taar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Rati raran oo taagan wax saarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg