taariikhi
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)T. ah: taariikhgal ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taariikhi ↴
ubaxdhig [m.l]
Dhigidda la dhigo meelo taariikhi ah ubax.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg