taaro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)1. Rati raran oo taagan wax saarasho. 2. Qof kaalmayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taaro ↴
taarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taaro. ld taarad.
eletaaroonig [m.l]
ld elegtroonig.
taa [mu.ti.dh] (kuwaas, w)
Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas (1)
taa [dk.ti.dh] (-taa)
eeg taas².
taa [dk.lh.dh] (-taa)
ld taada².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg