taawil
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-ilay, -ishay)ld taawi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taawil ↴
haantaawilfid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine] (-fay, -ftay)
eeg haantaawilif². haantaawilif
haantaawilif [m.l]
Dhibaato kala lumisa dad wada nool iyo xoolahooda.
haantaawilif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Cido, ama dad iyo duunyo dhibaato darteed kala lumid.
taawi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Wax malayn. 2. (f.mg) Ku t.: wax ku taamid. ld taawil.
taawilid [m.dh]
ld taawin.
taawin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taawi. ld taawilid, taawo².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg