tabaalac
(m.l)

Daal badan.

tabaalac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Socod badan daal kala kulmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tabaalac ↴

tabaalacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax tabaalac hayo ahaansho (cid).

tabaalacsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabaalacsan. ld tabaalacsanaansho.

tabaalacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tabaalac-sanaan.

tabaalicid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabaalac².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg