tabaalays
(m.l)ld tabaalayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tabaalays ↴
tabaalayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabaalee. ld tabaalayo, tabaalays.
tabaalaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Wax dhibaato dhaqaale hayso ahaansho. 2. Qof daal badani hayo ahaansho.
tabaalaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabaalaysan. ld tabaalaysnaansho.
tabaalaysnaansho [m.dh/l]
ld tabaalaysnaan.
caawino [m.dh]
Deeq ama kaalmo loo fidiyo dad tabaalaysan. ld caawimaad, caawimo, caawinaad, cawimaad, cawimo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg