tabaalaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)1. Wax dhibaato dhaqaale hayso ahaansho. 2. Qof daal badani hayo ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tabaalaysan ↴
tabaalaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabaalaysan. ld tabaalaysnaansho.
caawino [m.dh]
Deeq ama kaalmo loo fidiyo dad tabaalaysan. ld caawimaad, caawimo, caawinaad, cawimaad, cawimo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg