tabaalo
(m.dh)1. Dhib waxtabasho. 2. Waaya-ha adduunka; sah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tabaalo ↴
tabaaloobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabaalow.
tabaalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Cid tabaale ku dhacay noqosho.
waayo [m.l.w]
1. Waqti hore oo la soo dhaafay. 2. Dhacdooyin la soo joogay; wacaal. 3. Arrin; xaal; sah. 4. Dhibaha adduunka; tabaalo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg